Muqdisho,(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee gobolka Jubbada hoose.
Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka hor tagaan weerarkii Khaawarijta oo xogtiisa la sii hayey, waxaana socda weli socda howlgal looga dilay dhagarqabayaal badan, kuwaas oo meedadkooda ay goobta saadsan yihiin.
Goordhow la soco xog dhameystiran oo ku saabsan howlgalkaas weli socda.