• Latest
11 kamid ah mas’uuliyiintii degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay + Video

November 5, 2023
Hoobiye ku dhacay guriga xildhibaan BF Soomaaliya ka tirsan + Khasaaraha

Faah-faahinta howl-gallo qorsheysan oo laga sameeyay Muqdisho

November 21, 2023
Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo cusboonaysiiyay cuna-qabateynta hubka, xilli Soomaaliya ay…

Maxay QM ka tiri sheegashada DF ee ah in Shabaab laga dilay 3,000?

November 21, 2023
FINLAND oo Ruushka ku eedeysay ‘dhibaato ay qeyb ka yihiin’ dad Soomaali ah

Xasan Sheekh ma ku deg-degay tallaabada cusub ee uu u qaaday dhanka Eritrea?

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Xizbullah iyo Israel

Xizbullah oo weerar gantaallo iyo diyaarado ku qaaday Israel

November 21, 2023
Xasan iyo Xamza oo BF marinaya heshiis siyaasadeed uu muran ka taagan yahay

November 20, 2023
Isku-milanka Shabaab iyo DF oo si weyn banaanka ugu soo baxay iyo ‘waxa socda’

Maxaad ka taqaan xaafadda maal-qabeenada Muqdisho ee la la’yahay waddo laga galo?

November 20, 2023
Xasan Sheekh oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey shir ka dhacay London

Madaxweyne Xasan oo London uga dhowaaqay xoreynta 70 magaalo oo…

November 20, 2023
Xasan Sheekh oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey shir ka dhacay London

Xasan Sheekh oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey shir ka dhacay London

November 20, 2023
Sidee UK ugu bixisay lacag ka badan $1 Milyan tarxiilka wiil Soomaali ah?

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Benaadir News
">
  • Home
    • Home – Layout 1
    • Home – Layout 2
    • Home – Layout 3
    • Home – Layout 4
    • Home – Layout 5
    • Home – Layout 6
  • News
    • All
    • Business
    • Politics
    • Science
    • World
    Hoobiye ku dhacay guriga xildhibaan BF Soomaaliya ka tirsan + Khasaaraha

    Faah-faahinta howl-gallo qorsheysan oo laga sameeyay Muqdisho

    Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

    Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

    Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

    Golaha Ammaanka oo cusboonaysiiyay cuna-qabateynta hubka, xilli Soomaaliya ay…

    Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

    Maxay QM ka tiri sheegashada DF ee ah in Shabaab laga dilay 3,000?

    FINLAND oo Ruushka ku eedeysay ‘dhibaato ay qeyb ka yihiin’ dad Soomaali ah

    FINLAND oo Ruushka ku eedeysay ‘dhibaato ay qeyb ka yihiin’ dad Soomaali ah

    Xasan Sheekh ma ku deg-degay tallaabada cusub ee uu u qaaday dhanka Eritrea?

    Xasan Sheekh ma ku deg-degay tallaabada cusub ee uu u qaaday dhanka Eritrea?

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    • All
    • Apps
    • Gadget
    • Mobile
    • Startup

    The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

    Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

    macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

    Hands on: Samsung Galaxy A5 2017 review

    The Last Guardian Playstation 4 Game review

    These Are the 5 Big Tech Stories to Watch in 2017

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Gaming
    • Movie
    • Music
    • Sports

    Heroes of the Storm Global Championship 2017 starts tomorrow, here’s what you need to know

    Harnessing the power of VR with Power Rangers and Snapdragon 835

    So you want to be a startup investor? Here are things you should know

  • Lifestyle
    • All
    • Fashion
    • Food
    • Health
    • Travel

    Shooting More than 40 Years of New York’s Halloween Parade

    Why Millennials Need to Save Twice as Much as Boomers Did

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    How couples can solve lighting disagreements for good

    Ducati launch: Lorenzo and Dovizioso’s Desmosedici

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
  • Review

    Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review

No Result
View All Result

Home News

11 kamid ah mas’uuliyiintii degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay + Video

benaadirnews by benaadirnews
November 5, 2023
in News, Politics
0
11 kamid ah mas’uuliyiintii degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay + Video
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
">

Muqdisho (Benaadir News) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa la horgeeyay illaa 11 mas’uul oo ka tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo ahaa guddoomiye waaxeedyo kala duwan.

11-ka qof ee la horgeeyay maxkamadda ayaa 8 kamid ah waxa ay yihiin rag, halka saddexda kalena ay yihiin dumar, kuwaas oo loo haysto la shaqeynta Al-Shabaab.

Sidoo kale kooxdan ayaa loo haystaa inay ahaayeen shabakad isku xiran oo basaasiin u ah Al-Shabaab, isla-markaana ka howlgaleysay degmooyinka kala ah Hodan, Howlwadaag, Heliwaa, Dayniile, Yaaqshiid iyo deegaanka Daarusalaam ee duleedka magaalada Muqdisho.

">

Sida ay sheegtay xeer ilaalinta maxkamadda waxaa shabakaddan hoggaaminayay nin lagu magacaabo Cabdiraxiin Maxamed Cismaan Jimcaale (Macruuf), kaas oo 14-kii bishii labaad ee sanadkan 2023-ka laga soo xiray suuqa Baakaaraha, wuxuuna ahaa diiwaan hayaha kooxda, ayada oo lagu soo qabtay Computer ay ku jiraan xogta shabakadda oo dhan.

Sidoo kale waxaa kooxdan kamid ah sarkaal ka tirsan Booliska oo u goostay Al-Shabaab, kaas oo magaciisa lagu sheegay Ayaanle Maxamed Cali, kana howlgalayay saldhigga degmada Hodan, sida ay sheegtay xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Ragga kale ee kasoo muuqday maxkamadda, kana tirsanaa maamulka degmada Hodan waxaa kamid ah:

Shariif Nuur Cali Awliyo oo ahaa guddoomiye waaxeed ayaa loo heystaa inuu ahaa wakiilka shabakadda ee degmada Hodan, waxaana uu wajahayaa xog ka gudbinta qaraxii Soobe 2, abaabulka qarax miino oo loo dhigay taliyaha saldhigga Hodan iyo wax ka qorsheynta dil loo gaystay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Mahad Maxamed Cali.

Jbriil Cabdullaahi Sheekha oo kamid ah shabakaddan ayaa isna loo haystaa faafinta fikirka kooxda, wuxuuna ninkan kusoo tababarat Saakow, sida ay sheegtay maxkamaddu.

Cabdi Cali Cibaar Wardheere (Tabliiqa) ayaa isna wajahaya eedo kamid ah inuu macluumaadka qaraxyada ka keeni jiray deegaanka Daarusalaam iyo xaafadda Carafaad, isaga oo ah wadaad Tabliiq ah, hadane ka tirsan shabakaddan ka midka ahayd Shabaab.

Canab Xuseen Cumar Fiidow ayaa iyadana loo maxkamadeeyay inay shaqo basaas ah ka qabatay degmada Hodan iyo xarunta xisbiga, sidoo kalena ay baraha bulshada ka taageertay Al-Shabaab, ayada oo gaaleysiisay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Xidigle Xoogga Cawil Jaamac Cabdule Xiirey guddoomiyihii laanta 5-aad ee Midnimo, waaxda October ee degmada Hodan, Raxmo  Cabdi Cabdishkuur Cali Muumin (Sandheer) guddoomiyihii laanta labaad ee Feer-Feer, Maxamuud Axmed Siyaad Barre (Muruq) guddoomiyihii waaxda Kacaan ee degmada Hodan, Sharmaarke Muuse Ismaaciil Caraale guddoomiye ku xigeenkii waaxda Kacaan, ahaana guddoomiyaha isboortiga ee waaxda, Asiili Maxamed Dhicisow Faarax guddoomiye laameedkii waaxda Taleex, kuma magacowneyd laanta Al-barako iyo Xasan Maxamed Ibraahim (Xasan Kacaan) oo ahaa guddoomiyaha laanta afaraad ee waaxda Kacaan ayaa dhammaantood ka siman eedda ah inay qaabilsanaayeen qaybta basaasnimada ee maamulka degmada Hodan.

Intaas kadib ayaa waxaa la dhegeystay doodda u dhexeysay xeer ilaalinta iyo qareenada difaacayay eedeysanayaasha, taas oo waqti dheer qaadatay.

Ugu dambeyn waxaa fadhiga maxkamadda soo xiray guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute), isaga oo ku dhawaaqay in go’aanka kama dabeysta ah ay maxkamadda dib ka shaacin doonto.

Previous Post

Carruurta Sheekh Xasan Diirshe oo war cusub kasoo saaray dilka Aabahood

Next Post

Ciidanka DF oo howl-gallo ka dhan ah Shabaab ka fuliyay BAKOOL

benaadirnews

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
">
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub hordhigay dalab muhiim ah

October 27, 2023
Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

September 20, 2023
Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

September 24, 2023
Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

September 20, 2023

Hello world!

0

The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

0

Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

0

macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

0
Hoobiye ku dhacay guriga xildhibaan BF Soomaaliya ka tirsan + Khasaaraha

Faah-faahinta howl-gallo qorsheysan oo laga sameeyay Muqdisho

November 21, 2023
Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

November 21, 2023
Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo cusboonaysiiyay cuna-qabateynta hubka, xilli Soomaaliya ay…

November 21, 2023
Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Maxay QM ka tiri sheegashada DF ee ah in Shabaab laga dilay 3,000?

November 21, 2023

Recent News

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Apps
  • Business
  • Entertainment
  • Fashion
  • Food
  • Gadget
  • Gaming
  • Health
  • Lifestyle
  • Mobile
  • Movie
  • Music
  • News
  • Politics
  • Review
  • Science
  • Sports
  • Startup
  • Tech
  • Travel
  • Uncategorized
  • World

Recent News

Hoobiye ku dhacay guriga xildhibaan BF Soomaaliya ka tirsan + Khasaaraha

Faah-faahinta howl-gallo qorsheysan oo laga sameeyay Muqdisho

November 21, 2023
Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

Xamza oo Doolow uga dhowaaqay ballan-qaad culus

November 21, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2023 Benaadir News - You will be always updated with worldwide news. and much more .... Benaadir News.