Wasaraadda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha xukuumada Somalia ayaa go’aano adag ka soo saaray fadeexada ka dhalatay gabar Somalia ku meteshay tartanka orodka Jaamacadaha aduunka ee la socda dalka Shiinaha.
Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa sidan u qornaa