Sunday, August 7, 2022
HomeNewsSomali NewsXaalad dawo yari oo ka jirta isbitaalka degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan

Xaalad dawo yari oo ka jirta isbitaalka degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan



HIIRAAN – Cusbitaalka degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan, oo ah mid qaabila bukaanno kala duwan kuwaas oo isugu jira kuwa ku dhaqan degmada Jawiil iyo qaar laga keeno deegaannada kale ee u dhow dhow, ayaa haatan waxaa soo meals saaray caqabado kala duwan oo ka imanaya dhinaca korontada iyo daawooyinka.

Dr. Muxyadiin Cabdiraxmaan Yuusuf oo ah dhakhtarka guud ee cusbitaalkan ayaa sheegay in marar kala duwan ay adeegyada cusbitaalku u hakadaan, marka korontadu ay bakhtido, taasoo halis gelisa adeegii caafimaad ee bathroom fidin lahaa bukaanada u baahan gargaarka caafimaad ee degdegga ah, sidoo kale wuxuu sheegay inay culays badan ka haysato dhinaca daawooyinka oo ku yar cusbitaalka, taas oo aanay jirin cid taageero buuran ka siisa marka laga reebo dadka deegaanka iyo qurba-joogta jawiil.

Dr. Muxyadiin ayaa u waramay weriyaha VOA Jamaal Axmed Cismaan oo dhawaan booqasho ku tegey gobolka Hiiraan.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments