Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa Kitaabo badan oo Qur’aanka Kariimka ah ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle.
Kitaabadaan lagu wareejiyay labadaan Maamul ayaa ujeedkooda waxa ay yihiin in ay ka qeybqataan faafinta diinta islaamka.
Wasiirada Awqaafta iyo arrimaha diinta Maamulada KGS iyo Hiirshabelle ayaa uga mahadceliyey Wasaradada Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Kitaabada Qur’aanka Kariimka ay ku soo wareejisay .
