Friday, August 12, 2022
HomeNewsSomali NewsWariyeyaal ku xirnaa xabsiga oo laga sii daayay

Wariyeyaal ku xirnaa xabsiga oo laga sii daayay



Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay laba wariye oo muddo sadex bil ku dhow ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa. Labada wariye ayaa kala ah Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed Xuseen.

Wariyaha VOA ee Hargeysa, Sagal Mustafe Xassan, ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments