Sunday, June 26, 2022
HomeNewsSomali NewsWarbixinno iyo wareysiyo ku saabsan xaaladaha adag ee abaarta Soomaaliya

Warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan xaaladaha adag ee abaarta Soomaaliya



Abaaraha Soomaaliya ayaa meelaha qaarkood isu bedelay macluul, iyadoo la soo sheegayo dhimashada boqollaal carruur ah oo u geeriyooday nafaqo-darro iyo cudurro ka dhashay abaaraha, waxanaa magaalooyinka waaweyn kusoo qul-qulaya qoysaska ku xoolo beelay abaarta iyo raab la’aanta.

Haddaba wareysiyo iyo warbixinno la xiriira dhibaatada abaarta ayaa wariyeyaasha VOA ee Cabdicasiis Barrow, Xuseen Xasan Dhaqane iyo Mukhtaar Catoosh kasoo kala direen magaalooyinka Dooloow, Beledweyne iyo Baydhaba.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments