Friday, August 12, 2022
HomeNewsSomali NewsWarbixin ku saabsan munaasabadda Kowda Luulyo oo laga xusay Soomaaliya

Warbixin ku saabsan munaasabadda Kowda Luulyo oo laga xusay Soomaaliya



Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka hadlayay 62 sano guuradii kasoo wareegatay maalintii koonfurta Soomaaliya ay ka xorowday Talyaaniga, sidoo kalana ay midoobeen Waqooyi iyo Koonfur.

waxa uu sheegay in dowladdiisu ay ka shaqeyn doonto laba qodob oo waaweyn oo ah in dib u heshiisiin bulsho iyo mid siyaasadeed la sameeyo, sidoo kalana la dhameystiro dastuurka Soomaaliya.

Xasan Sheekh oo ka hor hadlayay bulshada ayaa tilmaamay si qodobadaasi bathroom hirgeliyo in dhowaan lagu dhaqaaqi doono fulinteeda. Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo socota ku eegaya hadalka madaxweynaha iyo xaaladda Soomaaliya sanadkaan ay maalmaha xoriyadda ugu dabaal-degeyso.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments