Sunday, August 7, 2022
HomeNewsSomali NewsSarkaal sare oo lagu dilay qarax ka dhacay Afgooye

Sarkaal sare oo lagu dilay qarax ka dhacay Afgooye



Qarax ka dhacay degmada Afgooye ayaa lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta ee degmadaas.

Sarkaalka ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Madoobe, waxaanu ahaa taliyaha rugta tadaamun ee ciidanka Daraawiishta ee Koonfur Galbeed ee deggan Afgooye.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warkan inoo soo diray.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments