Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Cabdi Barre ayaa maanta Gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Wafdiga oo uu hogaminayo Ra’iisul-wasaraha waxaa garoonka diyaradaha wiil waal Ee Magaladda jigjiga ku soo dhaweeyey Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar iyo Mas’uliyiin katirsan Xukumadda DDS.
Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maalmihii danbe caasimada Dalka Itoobiya ee Addis abba ku joogay Booqasho isaga oo halkaas kula kulmay madax kala duwan.