Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta waqti la qaatay shacabka Soomaaliyeed ee farxadda Ciidda

Ra’iisal wasaaraha Somalia Mudane Rooble oo maanta waqti la qaatay shacabka Soomaaliyeed ee farxadda Ciidda ku qaadanaya qaar ka mid ah goobaha lagu damaashaado ee caasimadda. Waxaan dalkeenna u rajeynayaa nabad iyo farxad waarta ciiddan iyo ciido badan oo xiga.

Halkaan ka daawo Vido ga Xafiiska Ra’iisul wazaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WP Twitter Auto Publish Powered By : XYZScripts.com