Saturday, June 25, 2022
HomeNewsSomali NewsMuxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri magacaabista Xamse Barre?

Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri magacaabista Xamse Barre?



Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay isbaddalkii dhowaan ka dhacay Soomaaliya ee lagu doortay madaxda cusub ee DFS, hawlaha mudnaanta leh ee horyaala Madaxweyne Xassan Sheeikh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.

Mudane Cumar Cabdirashiid oo magaalada Nairobi ugu warramay wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa waxaa uu ugu horayn ka hadlayaa bal sida uu u arko isbadalka iyo madaxda cusub ee dalka, gaar ahaana soo magaabistii Ra’iisal wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments