Tuesday, August 9, 2022
HomeNewsSomali NewsMid ka mid ah raggii ay Puntland toogashada ku xukuntay oo sheegay...

Mid ka mid ah raggii ay Puntland toogashada ku xukuntay oo sheegay lagu been-abuurtay



Sidii aad ku maqlayseen idaacaddihii shalay, maxkamadda darajada koowaad ee milatarga ee Puntland ayaa dil ku xukuntay shan nin oo lagu eedeeyey inay ka mid yihiin ururka Al-Shabaab, oo weeraro ku gaystay magaca Al-Shabaab iyo Daacish labadaba, sannado kala duwan.

Mid ka mid aha shantaasi nin oo ay maxkamaddu magaciisa ku sheegtay Cabdiraxmana Ciise Axmed Laahoor oo la xukumay isagoo maqane ah ayaa lasoo xiriiraya idaacadda VOA.

Guddoomiyaha maxkmadda ayaa ninkaas magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Ciise Axmed Laahoor, hase yeeshee isagu waxa uu magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid oo lavatory yaqaan Laahoor, waxaana uu u warramay Faadumo Yaasiin Jaamac.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments