Wednesday, August 10, 2022
HomeNewsSomali NewsMaxaa kasoo baxay shirkii maamullada Galmudug iyo Puntland?

Maxaa kasoo baxay shirkii maamullada Galmudug iyo Puntland?



Mas’uuliyiinta maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa yeeshay kulan kale oo ay kaga hadlayeen amniga iyo iskaashiga ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah, waxaana shirka uu kusoo beegmayaa maalmo kadib markii dadka deegaanka magaalada Baxdo ay iska difaaceen weerarkii Al-shabaab.

Warbixintan waxaa Gaakacayo goor dhowayd nooga soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments