Friday, August 12, 2022
HomeNewsSomali NewsMashruuc casri ah oo lagu horumarinayo wax soo saarka beeraha oo laga...

Mashruuc casri ah oo lagu horumarinayo wax soo saarka beeraha oo laga hirgeliyay Hiiraan



Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka beeraha, kaasoo beeraleyda u sahlaya inay si fudud ku waraabiyan beerahooda iyagoo adeegsanaya tamarta cadceeda ayaa laga hirgeliyey deegaanka Bacaad ee duleedka magaalada Baladweyne.

Mashruucan waxaa hirgalisay hay’ada Save the Youngsters, sida uu kusoo warramayo weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments