Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada.
The post Mahad Salaad oo hadlay kadib Ansixinta Sharciga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada appeared first on Radio Dalsan.