Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa saaka wadajir xarigga uga jaraya Xarunta dhexe ee Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee (AGA).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sidoo kale khudbad ka jeedindoona fadhiga maanta ee Baarlamaanka JFS.
