Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho
Madaxweynaha iyo Ergayga ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, siyaasadda iyo barnaamijka horumarinta Galmudug, ayagoona sidoo kale iska wareystay xaaladda saameynta abaaraha ee guud ahaan dalka.