Boorama —
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaaliya Mustafa Cumer oo maalmahan ku sugnaa Somaliland ayaa wareysi ay VOA la yeelatay arromo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid tahay xaaladda siyaasaadda ee DDS.
Wariyaha VOA-da Sahra Ciidle Nuur oo kula kulantay magaalada Boorame ayaa wareysi dheer oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dowlad deegaanka, waxayna ugu horeyn weydiisay ujeedada booqashadooda Somaliland.