Sunday, January 23, 2022
HomeNewsMadaxwaynihii Hore ee Somalia ayaa War kasoo Saaray Qaraxii Maanta kadhacay magaalada...

Madaxwaynihii Hore ee Somalia ayaa War kasoo Saaray Qaraxii Maanta kadhacay magaalada Muqdisho

Madaxwaynihii Hore ahna Musharax Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ugu Horayn Canbaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho kuna dhinteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Mudane Hassan Sheikh ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay falkaasi wuxuushnimada ah wuxuuna alle uga baryay intee ku nafwaysay Janatul firdows ugu bishaareeyo intii ku dhaawacantayna alle caafimaad degdeg ah inoo siiyo.

Dhanka kale Madaxwaynihii Hore Sheikh Shariif ayaa isna dhankiisa Canbaareeyay kuna tilmaamay weerar fuleynimo oo muujinaaya Dhagarta Cawdowga umada soomaaliyeed isna dhankiisa alle uga baryay intii ku ruuxwayday in Janadiisa uu siiyo inta dhaawaca ahna Bogsiiyo.

Shariif ayaa kula dardaarmay laamaha amniga in ay xoojiyaan sugida amniga maadaama lagu jiro xili doorasho,shacabkana loo turo.

fadlan wixii maqaal ah ama war ah noogu soo dir.

benaadirnews@gmail.com

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments