Sunday, August 7, 2022
HomeNewsSomali NewsMaamulka Airporka Aadan Cadde mayihiin kuwa wax ka ogaa Agabkii karaatoonta...

Maamulka Airporka Aadan Cadde mayihiin kuwa wax ka ogaa Agabkii karaatoonta baastada ee loo wada Garbahaareey?

Shirkad laga leeyaha dalka Imaratka carabta ayaa kartoono Baasto oo ay ku xardhanaayeen Caanka Imaratka carabta ayaa Gegidda Diyaaradaha Aadan cade laga dhoofiyay iyadoo ay sheegeen in ay tahay baasto Mucaawino ah isla markaana Qiimaha 180 kaasi Kartoon lagu sheegay lacag gaareeysa $1500 halka diyaarada loo kireeyay Qiimaheedu ahaa $7500 ama kabadan.

ilo aad loogu kalsoonaan karo ayaa u sheegay maamulka Benaadir news ee Muqdisho in Karaatoontan loo diiday qayb kamid ah sirdoonka Airporka balse ugu danbeen ay ogaadeen in baastada ay jirto balse ay ahayd ilaa 25kartoon oo kaliya halka 155 ta kalena ay uga shakiyeen saanad hub.

Waxaa weli aan wax war ah laga haynin wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dhalinyarada baaritaanka qarsoonida ah Sameysay.

Ciidamada Gaarka ah ee Gobalka Benaadir qaybahooda kala gedisan ayaa weli wada Baaritaan cad oo lagu soo bandhigaayo.

Lasoco wixii kusoo kordha arintaan

 

Fadlan noogu soo dir wixii Maqaal ama war ah

E-MAIL: benaadirnews@gmail.com

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments