Tuesday, June 28, 2022
HomeNewsSomali NewsKhasaaraha dhimashada iyo dhaawaca Al-shabaab waa 100" Falagle, wasiirka warfaafinta Galmudug

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca Al-shabaab waa 100″ Falagle, wasiirka warfaafinta Galmudug



Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ku dhawaad gaaraya 100 ay u geysteen maleeshiyada Al-shabaab, kadib dagaal saaka aroortii hore ka dhacay deegaanka Baxdo ee gobolka Galguduud.

Falagle ayaa u waramay Maxamed Colaad Xasan.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments