Guddomiye Abshiroow oo hambalyo ku aaddan 1-da May u diray shaqaalaha Soomaaliyeed – Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
Muqdisho-(SONNA)-Guddomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u...