Tuesday, June 28, 2022
HomeNewsSomali NewsGuddoomiyaha Aqalka Sare ayaa soo jeediyey in la soo dhamaystiro metelaadda gobolka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa soo jeediyey in la soo dhamaystiro metelaadda gobolka Banadir



MUQDISHO – Waxaa mar kale soo noolaatay doodda ku saabsan in Gobolka Banaadir uu helo metelaadda uu ku leeyahay baarlamaanka Soomaaliya, dooddaas oo ay horey u soo jeediyeen madax kala duwan.

Hadalka u dambeeyey ee taageeraya xaqiijinta maqaamka Muqdishu ayaa ka yimid guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi sida uu kusoo warramayo Xasan Kaafi Qoyste.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments