Sunday, August 7, 2022
HomeNewsSomali NewsDowladda Itoobiya oo magacowday guddiga wadahadal la fura TPLF

Dowladda Itoobiya oo magacowday guddiga wadahadal la fura TPLF



Xubnaha guddiga fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya oo maalmihii lasoo dhaafay shir uga soco nayay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladda faderaalku ay aas-aastay guddiga wadahadalka xallinta dhibaatada Waqooyiga Itoobiya, kaas oo ka kooban 7 xubnood.

Maxamed C/raxmaan Gaataa ayaa warbixinan kasoo diray Jigjiga.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments