Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub hordhigay dalab muhiim ah
October 27, 2023
Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review
May 8, 2023
Muqdisho.(SONNA):- Ergayga Soomaaliya u qaabilsan urur gobolleedka dhaqaalaha Bariga Afrika Cabdisalaan Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka...
Read moreTansaaniya(SONNA):-Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ku kulmaya Daarusalaam iyadoo labada Dal ay heshiisyo kala saxiixan doonaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Read moreBaydhabo(SONNA):-Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn...
Read moreIstanbul(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan...
Read moreIstanbul-(SONNA)-Guddoomiyeyaasha labada aqal ee BFS oo marti qaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga ayaa maanta ka qeyb galay shirka...
Read moreMuqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweyneysaa maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ka soo baxaya safka Khawaarijta ee isku soo dhiibaya dowladda...
Read moreMaka,(SONNA):-War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been...
Read moreMuqdisho,(SONNA):-Danjiraha safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qayb-galay shirweynaha Caalamiga ah ee “Connected Africa” kaas...
Read moreBeijing.(SONNA):- Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Kullane Cali ayaa Khudbad muhiim ah ka jeediyay daah-furka shirka Shiinaha iyo...
Read moreMuqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania...
Read more© 2023 Benaadir News - You will be always updated with worldwide news. and much more .... Benaadir News.
© 2023 Benaadir News - You will be always updated with worldwide news. and much more .... Benaadir News.