Monday, June 27, 2022
HomeNewsSomali NewsCarruur magaalada Kismaayo ugu geeriyootay gaajo iyo macaluul

Carruur magaalada Kismaayo ugu geeriyootay gaajo iyo macaluul



Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda nafaqo darro ugu geeriyooday tobannaan carruur ah oo u badan kuwo ay qoysaskoodu ku xoolo beeleen abaarta ku dhifatay Soomaaliya.

Arrintan ayaa imaneysa xilli kumannaan barakacayaal ah oo xoolahoodii iyo beerahoodii ku waayay abaarta ay kusoo qulqulayaan duleedka Magalada Kismaayo.

Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan Kismaayo kasoo diray.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments