Monday, August 15, 2022
HomeNewsSomali NewsBoqolaal caruur Soomaaliyeed ah oo ku dhow in ay macluul u dhintaan

Boqolaal caruur Soomaaliyeed ah oo ku dhow in ay macluul u dhintaan



Abaarta baahansan ee haatan ka taagan Geeska Africa ayaa meelaha ay sida weyn ugu dhufatay waxaa ka mid ah Soomaaliya, iyadoo kala bar dadka Soomaaliya ee lagu qiyaaso 16-ka milyan ay wajahayaan xaalad bani’aadnimo oo adag.

Hay’adaha gargaarka ayaa sheegaya in boqolaal caruur Soomaaliyeed ah ay qarka u saaran yihiin inay macluul u dhintaan. warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.



Supply hyperlink

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments