Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlaya mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aadan xaaladda magaalada Laascaanood.
HOOS KA AKHRISO MOWQIFKA DOWLADDA SOOMAALIYA EE DAGAALKA LAASCAANOOD
The post Akhriso: Mowqifka Dowladda Federaalka ee dagaalka Laascaanood appeared first on Radio Dalsan FM 91.5 MHz.