• Latest
Milateriga qabsaday Niger oo go’doomiyey Safaarada France ee Magaalada Niamey

September 16, 2023
Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

October 1, 2023
Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

Madaxweyne Xasan oo loo gudbiyay xogta weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad Ammarna bixiyay

Xassan Shiikh oo si kulul uga hadlay weerarkii ka dhacay dalka Turkiga

October 1, 2023
Turkiga oo diyaaradihiisa aan duuliyaha lahayn ku dhex samayn doona dal dagaal ka socdo

Dowlada Turkiga oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay Ankara (Daawo Sawirro)

Dukumiintiyo ay leeyihiin dad Soomaali ah oo laga helay Doon ku caarisay Israa’iil

Madaale oo deg deg ku tagay Dhuusomareeb kaddib markii uu u yeeray Madaxweyne Xasan

Xulka Kubadda cagta Soomaaliya ku mataleya is reeb reebka koobka Adduunka oo lagu dhawaaqay

Xeerb Ilaalinta Qaranka oo Maxkamadda G/Banaadir u gudbisay dacwad ka dhan ah lix Sargaal

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Racfaan ka qaatay Xukunkii ay riday Maxkamadda G/Banaadir

October 1, 2023
Wararkii Ugu dambeeyay Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Ankara

Hüseyin Ediz oo kormeer ku tagay xarunta Ciidamada Haramcad ee Farxan Qaroole (Sawirro)

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Benaadir News
Advertisement
  • Home
    • Home – Layout 1
    • Home – Layout 2
    • Home – Layout 3
    • Home – Layout 4
    • Home – Layout 5
    • Home – Layout 6
  • News
    • All
    • Business
    • Politics
    • Science
    • World
    Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

    Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

    Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

    Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

    Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

    Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

    Madaxweyne Xasan oo loo gudbiyay xogta weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad Ammarna bixiyay

    Xassan Shiikh oo si kulul uga hadlay weerarkii ka dhacay dalka Turkiga

    Turkiga oo diyaaradihiisa aan duuliyaha lahayn ku dhex samayn doona dal dagaal ka socdo

    Turkiga oo diyaaradihiisa aan duuliyaha lahayn ku dhex samayn doona dal dagaal ka socdo

    Dowlada Turkiga oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay Ankara (Daawo Sawirro)

    Dowlada Turkiga oo War ka soo saartay qaraxii ka dhacay Ankara (Daawo Sawirro)

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    • All
    • Apps
    • Gadget
    • Mobile
    • Startup

    The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

    Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

    macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

    Hands on: Samsung Galaxy A5 2017 review

    The Last Guardian Playstation 4 Game review

    These Are the 5 Big Tech Stories to Watch in 2017

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Gaming
    • Movie
    • Music
    • Sports

    Heroes of the Storm Global Championship 2017 starts tomorrow, here’s what you need to know

    Harnessing the power of VR with Power Rangers and Snapdragon 835

    So you want to be a startup investor? Here are things you should know

  • Lifestyle
    • All
    • Fashion
    • Food
    • Health
    • Travel

    Shooting More than 40 Years of New York’s Halloween Parade

    Why Millennials Need to Save Twice as Much as Boomers Did

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    How couples can solve lighting disagreements for good

    Ducati launch: Lorenzo and Dovizioso’s Desmosedici

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
  • Review

    Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review

No Result
View All Result

">
Home News

Milateriga qabsaday Niger oo go’doomiyey Safaarada France ee Magaalada Niamey

benaadirnews by benaadirnews
September 16, 2023
in News, Politics
0
Milateriga qabsaday Niger oo go’doomiyey Safaarada France ee Magaalada Niamey
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcihii sheegay in danjiraha Faransiiska ee Niger uu sidii la hayste oo kale ugu nool yahay safaaradda Faransiiska ee dalkaasi, waxaana uu ku eedeeyay taliska militariga ee talada qabsaday in ay xannibeen raashinkii safaaradda la geyn lahaa.

Macron ayaa magaalada Semur-en-Auxois ee Faransiiska wariyeyaasha ugu sheegay in safiirku uu ku nool yahay “cuntada ciidamada.” “Hadda oo aan hadleyno, waxa aan leennahay safiir iyo shaqaale diblamaasiyadeed oo lagu haysto safaaradda Faransiiska” ayuu yiri.

">

“Waxa ay u diideen in raashin loo geeyo” ayuu yiri isagoo sida muuqata ula jeeday hoggaanka cusub ee militariga Niger. “ waxa uu cunayaa raashinka ciidamada”.

Hogaamiyayaasha militariga Niger ayaa u sheegay safiirka Faransiiska Sylvain Itte in uu dalka isaga tago ka dib markii ay 26-kii July afgambiyeen Madaxweyne Maxamed Bazoum.

Laakiin 48 saacadood oo kama dambays ah oo loo siiyay in uu dalka uga baxo taasi oo ay militarigu ku dhawaaqeen bishii August ayaa mar hore dhamaatay, isaga oo wali ku sugan Niger.

Dowladda Faransiiska ayaa diiday inay go’aankaasi u hoggaansanto, amaba ay aqoonsato sharcinimada hoggaanka militariga ee talada qabsaday.

Afgenbiga ayaa waxaa cambaareeyay Faransiiska iyo inta badan dalalka deriska la ah Niger.

Macron ayaa sheegay in safiirku “uusan bixi karin, oo uu yahay qof aan dalka laga rabin (persona non grata), islamarkaana raashinkii loo diiday.”

Mar la weydiiyay in Faransiisku uu ka fiirsan doono in uu safiirka dib usoo celiyo ayuu Macron yiri: “Waxa aan sameyn doonaa wax kasta oo aan ku heshiinno madaxweyne Bazoum sababtoo ah waa mas’uulka sharciga ah, oo aan maalin walba la hadlo.”

Wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska Catherine Colonna ayaa goor dambe sheegtay in safiirku “uu shaqeynayo” uuna sii shaqeyn doono inta uu Faransiisku doonayo.

Faransiiska ayaa waxaa Niger u jooga ilaa 1,500 oo askari, waxaana uu sheegay horraantii bishan in ka bixinta ciidamadaasi ee Niger ay kala xaajoon karaan madaxweynihii la afgembiyey Bazoum oo kali ah.

Hoggaanka militariga ee talada haya ayaa meesha ka saaray heshiiskii iskaashiga ciidamada ee Niger kala dhexeeyay Faransiiska, waxayna weydiisteen ciidamada Faransiisku in ay sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan dalkaasi.

Previous Post

DF oo shaacisay Al-shabaab badan oo lagu laayey dagaal galabta dhacay (Akhriso)

Next Post

Funaanad ay laheyd Princess Diana oo lacag waali ah lagu iibsaday (Sawirro)

benaadirnews

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.8k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

September 20, 2023
Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

September 24, 2023
Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

September 20, 2023
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Al-Shabaab qorsheynayey duulaan cusub oo lagu laayey gobolka Sh/dhexe

September 12, 2023

Hello world!

1

The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

0

Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

0

macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

0
Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

October 1, 2023
Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

October 1, 2023
Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

Ciidamada amniga oo fashiliyey gaari qaraxyo laga soo buuxiyey (Sawirro)

October 1, 2023
Madaxweyne Xasan oo loo gudbiyay xogta weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad Ammarna bixiyay

Xassan Shiikh oo si kulul uga hadlay weerarkii ka dhacay dalka Turkiga

October 1, 2023

Recent News

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Apps
  • Business
  • Entertainment
  • Fashion
  • Food
  • Gadget
  • Gaming
  • Health
  • Lifestyle
  • Mobile
  • Movie
  • Music
  • News
  • Politics
  • Review
  • Science
  • Sports
  • Startup
  • Tech
  • Travel
  • Uncategorized
  • World

Recent News

Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

Ciidanka SSC Khaatumo oo shaqsiyaad ku xirxiray Magaalada Laascaanood

October 1, 2023
Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

Jubbaland oo maamul cusub u magacowday degmo ka tirsan Gedo (Akhriso)

October 1, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2023 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.