• Latest
Ciidamada NISA oo qabtay xubno badan oo ku dhax jiray dowladda una shaqeenayay Al Shabaab

Taliska NISA oo shaaciyay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab oo la laayey

September 12, 2023
NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

September 30, 2023
Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

Xiddig sharci yaqaan ah oo xilligii loo baahnaa Soomaaliya u soo baxay

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Siyaasiyiinta diidan Laftagareen iyo arrimaha uu kala hadlay (Sawirro)

Dal Soomaaliya daris la ah oo laga hirgelin doono Wershad lagu farsameeyo Gaadiidka LADA

Xeer Ilaaliye Maxamed Sheekh Cusmaan oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo dambi…

Qof loo xiray dilka Fannaankii Tupac Shakur ee dhacay 27-sanno kahor

Mucaaradka Laftagareen oo u dhoofay Dhoofay Dhuusomareeb iyo ujeedka safarkooda

Ogow Caqabadaha hor taagan in Soomaaliya ay ku guuleysato xilka Madaxweynaha IPU

Xukun dil ah oo mar kale lagu riday labo nin oo Dilay Odayaal Masaajid kasoo baxay

Xaaska madaxweyne Ali Bongo oo la amray in lasoo xiro iyo Dambiyada loo heesto

September 29, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Benaadir News
Advertisement
  • Home
    • Home – Layout 1
    • Home – Layout 2
    • Home – Layout 3
    • Home – Layout 4
    • Home – Layout 5
    • Home – Layout 6
  • News
    • All
    • Business
    • Politics
    • Science
    • World
    NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

    NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

    Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

    Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

    Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

    Xiddig sharci yaqaan ah oo xilligii loo baahnaa Soomaaliya u soo baxay

    Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

    Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

    Madaxweyne Xasan oo la kulmay Siyaasiyiinta diidan Laftagareen iyo arrimaha uu kala hadlay (Sawirro)

    Madaxweyne Xasan oo la kulmay Siyaasiyiinta diidan Laftagareen iyo arrimaha uu kala hadlay (Sawirro)

    Dal Soomaaliya daris la ah oo laga hirgelin doono Wershad lagu farsameeyo Gaadiidka LADA

    Dal Soomaaliya daris la ah oo laga hirgelin doono Wershad lagu farsameeyo Gaadiidka LADA

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    • All
    • Apps
    • Gadget
    • Mobile
    • Startup

    The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

    Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

    macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

    Hands on: Samsung Galaxy A5 2017 review

    The Last Guardian Playstation 4 Game review

    These Are the 5 Big Tech Stories to Watch in 2017

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Gaming
    • Movie
    • Music
    • Sports

    Heroes of the Storm Global Championship 2017 starts tomorrow, here’s what you need to know

    Harnessing the power of VR with Power Rangers and Snapdragon 835

    So you want to be a startup investor? Here are things you should know

  • Lifestyle
    • All
    • Fashion
    • Food
    • Health
    • Travel

    Shooting More than 40 Years of New York’s Halloween Parade

    Why Millennials Need to Save Twice as Much as Boomers Did

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    How couples can solve lighting disagreements for good

    Ducati launch: Lorenzo and Dovizioso’s Desmosedici

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
  • Review

    Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review

No Result
View All Result

">
Home News

Taliska NISA oo shaaciyay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab oo la laayey

benaadirnews by benaadirnews
September 12, 2023
in News, Politics
0
Ciidamada NISA oo qabtay xubno badan oo ku dhax jiray dowladda una shaqeenayay Al Shabaab
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

WAR-SAXAAFADEED

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Khawaarijta ee lagu laayay hawlgalladii ugu dambeeyay oo ay fuliyeen ciidanka Qaranka, geesiyaasha deegaanka iyo Saaxiibada Caalamka.

">

Sirdoonka Soomaaliya waxa uu si dhaw ula socday dhaq-dhaqaaqyada iyo xogta horjoogeyaasha hadda la dilay iyo kuwa kale ee wali baxsadka ah kuna dhuumaalaysanaya dhulka hawdka ah.

Xogta horjoogeyaasha la dilay:-

1-Horjooge Sheekh Cabdullaahi waxa uu horjooge u ahaa maleeshiyaad Khawaarij ah oo loogu talagalay in ay dadka ku dhibaateeyaan deegaanka Number 50 ilaa iyo deegaanka Buufow ee gobalka Shabeellaha Hoose, waxaana lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

2-Horjooge Cali Timajilic waxa uu ahaa horjoogaha Caafimaadka ee Maleeshiyaadka Khawaarijta qaybta loogu yeero Jaylaani oo ka hawlgasha Gobalka Shabeellaha Hoose, Ninkan waxa uu Khawaarijta ku biiray 2012-kii, wixii ka dambeeyay 2017-kii ilaa iyo markii la khaarijiyay waxa uu ka hawlgalayay Shabeellaha Hoose. Waxaana lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

3-Horjooge Bashiir Dheere waxa uu ahaa horjoogaha Khawaarijta ka hawlgasha aagga Buula-mareer waxa uuna si gaar ah u hogaaminayay Maleeshiyaadka ay ugu yeeraan qaybta Macalin Salaxay, waxaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

4-Horjooge Cabdiqafaar oo loo yaqaano macalin Nadaara waxaa uu Khawaarijta ku biiray 2009 waxa uu qayb ka soo ahaa Jamhadaha Muqdisho gaar ahaan qaybta dilalka, ka dib waxaa lagu daray qaybta ay ugu yeeraan jugta culus ee weerarada qaada, hadda waxa uu ahaa Horjooge xagga marin habaabinta u qaabilsanaa khawaarijta ku sugan Gobalka Shabeellaha Hoose, waxaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

5-Horjooge Shaaciye Maxamed Cali oo loogu yeeri jiray Kufridiid, waxa uu ahaa horjooge dhinaca waxyaabaha qarxa ah oo ka hawlgala gobalka Shabeellaha Hoose, waxaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

6-Sakariye Maxamed Bashiir oo loo yaqaanay cadnaan ama Sandheere, 2011-kii ayuu Khawaarijta uga biiray Muqdisho waxa uu inta badan kasoo shaqeyay qaybta ay ugu yeeraan jugta culus, jagooyinka uu soo qabtay Horjoogahan waxaa ka mid ah waxa ay ugu yeeraan khanaasinta, sidoo kale waxa uu soo noqday Horjoogaha Diiwaanka Jugta culus ee Gobalka Shabeellaha Hoose, haddana waxa uu ahaa ku xigeenka horjoogaha qaraxyada Shabeellaha Hoose, waxaa lagu dilay hawlgalkii Awdheegle.

7-Horjooge Axmed Cali Daahir Shuuke, waa nin muddo dheer ku soo jiray Khawaarijta hawlo kala duwanna ka soo qabtay laakiin hadda waxa uu qayb ka ahaa horjoogeyaal loo xilsaaray in ay kiciyaan bulshada si ay Khawaarijtu u helaan dhallinyaro kale oo ay dabka ku shubaan, waxaana lagu dilay horjoogahan hawlgal ka dhacay meel u dhow deegaanka Bulacle ee gobalka Galgaduud.

Dhammaad

Previous Post

Warar u dambeeyey dhulgariirka Marooko & tirada dhimashada oo sii kordheysa (Sawirro)

Next Post

Maxay tahay sababta Max’ed Deeqow C/risaaq loola xiray Gen. Sheegow?

benaadirnews

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.8k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

September 20, 2023
Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

September 24, 2023
Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

September 20, 2023
Dowladda oo Shaacisay in dagaal lagu dilay in ka badan 30-xubnood oo Al Shabaab katirsan

September 1, 2023

Hello world!

1

The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

0

Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

0

macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

0
NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

September 30, 2023
Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

September 30, 2023
Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

Xiddig sharci yaqaan ah oo xilligii loo baahnaa Soomaaliya u soo baxay

September 30, 2023
Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

Masuuliyiintii Dambiga ku weysay Maxkamadda G/Banaadir oo wali xiran iyo Shaki soo baxay

September 30, 2023

Recent News

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Apps
  • Business
  • Entertainment
  • Fashion
  • Food
  • Gadget
  • Gaming
  • Health
  • Lifestyle
  • Mobile
  • Movie
  • Music
  • News
  • Politics
  • Review
  • Science
  • Sports
  • Startup
  • Tech
  • Travel
  • Uncategorized
  • World

Recent News

NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

NISA oo gacanta ku dhigtay nin Al-shabaab u qabanayey shaqo culus (Sawirro)

September 30, 2023
Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

Wararkii ugu dambeeyey Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay New York (Sawirro)

September 30, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2023 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.