• Latest
Warar cusub oo ka soo kordhay dagaalka Itoobiya & Milateriga dowlada oo..

August 10, 2023
Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

September 26, 2023
Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ah oo ku dagaallamay Doolow iyo Barre Hiiraale oo…

Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

Bangiga Somaliland iyo Milkiilaha World Remit oo isku dhegan iyo Xogta waxa ay isku hayaan

Qarax ka dhacay Warshad lagu sameeyo Gantaalada iyo Droniska oo ku taalla dhulka hoostiisa

Fannaanad caan ah oo isaga baxday Fanka kaddib geerida labo wiil ay asxaab ahaayeen

Dowlad Carbeed oo qabaneysa Doorasho Madaxweyne oo natiijadeeda lasii ogyahay

Dowladda Soomaaliya oo ka mahad-celisay taageerada joogtada ah ee ka hesho Mareykanka

September 25, 2023
(Daawo) Digniino culus oo laga bixiyey halis bilaha soo socda ku soo wajahan Soomaaliya

Ciidanka ATMIS & kuwa xoogga dalka oo howlgal ka bilaabay aag cusub (Sawirro)

Xassan Shiikh oo hal arrin uga mahad celiyey dowlada Turkiga (Sawirro)

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Benaadir News
Advertisement
  • Home
    • Home – Layout 1
    • Home – Layout 2
    • Home – Layout 3
    • Home – Layout 4
    • Home – Layout 5
    • Home – Layout 6
  • News
    • All
    • Business
    • Politics
    • Science
    • World
    Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

    Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

    Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

    Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

    Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ah oo ku dagaallamay Doolow iyo Barre Hiiraale oo…

    Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ah oo ku dagaallamay Doolow iyo Barre Hiiraale oo…

    Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

    Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

    Bangiga Somaliland iyo Milkiilaha World Remit oo isku dhegan iyo Xogta waxa ay isku hayaan

    Bangiga Somaliland iyo Milkiilaha World Remit oo isku dhegan iyo Xogta waxa ay isku hayaan

    Qarax ka dhacay Warshad lagu sameeyo Gantaalada iyo Droniska oo ku taalla dhulka hoostiisa

    Qarax ka dhacay Warshad lagu sameeyo Gantaalada iyo Droniska oo ku taalla dhulka hoostiisa

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    • All
    • Apps
    • Gadget
    • Mobile
    • Startup

    The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

    Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

    macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

    Hands on: Samsung Galaxy A5 2017 review

    The Last Guardian Playstation 4 Game review

    These Are the 5 Big Tech Stories to Watch in 2017

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Gaming
    • Movie
    • Music
    • Sports

    Heroes of the Storm Global Championship 2017 starts tomorrow, here’s what you need to know

    Harnessing the power of VR with Power Rangers and Snapdragon 835

    So you want to be a startup investor? Here are things you should know

  • Lifestyle
    • All
    • Fashion
    • Food
    • Health
    • Travel

    Shooting More than 40 Years of New York’s Halloween Parade

    Why Millennials Need to Save Twice as Much as Boomers Did

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    How couples can solve lighting disagreements for good

    Ducati launch: Lorenzo and Dovizioso’s Desmosedici

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
  • Review

    Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review

No Result
View All Result

">
Home News

Warar cusub oo ka soo kordhay dagaalka Itoobiya & Milateriga dowlada oo..

benaadirnews by benaadirnews
August 10, 2023
in News, Politics
0
Warar cusub oo ka soo kordhay dagaalka Itoobiya & Milateriga dowlada oo..
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 Gobolka Amxaara ee qalalaasaha uu ka taagan yahay ee dalka Itoobiya ayaa intiisa badan “degan” Khamiista maanta ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka, kadib markii ciidamada dowladda ay ku dhowaaqeen inay dib u riixeen maleeshiyada kooxda Fano kadib dagaal qaraar oo maalmo socday.

Dowladda ayaa Arbacadii ku dhowaaqday inay Bandow kusoo rogtay lix magaalo oo waa weyn oo rabshadaha ay saameeyeen, kuwaas oo ku yaalla gobolkan waqooyi, oo ay ku jiraan caasimadda Bahir Dar iyo magaalada Lalibela.

Agaasinka guud ee xaaladda deg-degga ah ayaa tallaabadan ku dhawaaqay kadib markii uu shaaciyey in ciidamada qalabka sida ay magaalooyinka “ka xoreeyeen” dagaal-yahannada deegaanka.

">

“Maanta aad ayay u degan tahay magaalada, qofna ma dhaq-dhaqaaqayo,” ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka Bahir Dar oo magaciisa ku soo koobay Tesfahun.

“ENDF (Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya) ayaa halkan dhex mushaaxaya… waxaa jira baaritaanno guri-guri ah oo ay ciidamadu ku baadi-goobayaan dad laga shakisan yahay,” ayuu u sheegay AFP, isagoo intaas ku daray in aan rasaas la maqal.

Dadka ku nool Lalibela iyo magaalada labaad ee ugu weyn gobolka ee Gonder ayaa xogo taas la mid ah siiyey wakaalada wararka ee AFP, iyagoo sheegay in maleeshiyaadka loo yaqaan Fano ay dib u gurteen.

Sida uu dhigayo bandowgan oo socon doona ilaa 23-ka Agoosto, waxaa la mamnuucay dhaq-dhaqaaqa dhammaan gaadiidka, marka laga reebo gaadiidka gurmadka iyo kuwa ammaanka, wixii ka dambeeya 7:00 fiidnimo. Waxaa sidoo kale la mamnuucay shirarka iyo isu soo baxyada dadweynaha.

Duulimaadyadii gobolka ayaa sidoo kale dib u billowday Khamiista ka dib markii shirkadda Ethiopian Airlines ay ku dhawaaqday inay soo gaba-gabaysay hakinta kooban ee ay ku joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Bahir Dar iyo Gondar.

Ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay rabshadahan, laakiin dhakhaatiirta isbitaallada ee laba ka mid ah magaalooyinka ay dhibaatadu ka dhacday ayaa Arbacadii u sheegay AFP in tiro badan oo rayid ah la dilay ama la dhaawacay.

Tesfahun waxa uu sheegay in kaniisadaha Bahir Dar fiidnimadii Arbacada tacsi loogu sameeyay dad rayid ah oo lagu dilay isku dhacyada.

Dowladda ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa toddobaadkii tegay waxay lix bil xaalad deg deg ah uga dhowaaqday gobolka Amxaara kadib markii dagaalka uu qarxay, sagaal bil un kadib markii uu dhammaaday dagaalkii labada sano ka socday gobolka deriska ah ee Tigray.

Ciidamada gobolka Amxaara iyo malayshiyada deegaanka ayaa taageerayey ciidamada federaalka labadii sano ee dagaalka ay kula jireen fallaagada Tigrayga, illaa heshiis nabadeed la saxiixay November 22, taasi oo ka caraysiisay qoomiyadda Amxaarada.

Hase yeeshee xiriirkooda ayaa xumaaday kadib markii mas’uuliyiinta dowladda ay billaabeen inay wiiqaan kooxaha sida militariga u tababaran ee gobollada. Qaar ka mid ah dadka u dhaqaaqa ayaa sheegay in tani ay Amxaarada u baylaheyso weerarro kaga yimaada gobollada deriska ah.

Mudaaharaadyo rabshado wata ayaa ka dillaacay guud ahaan gobolka Axmaara bishii April kadib markii Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu amray in la kala diro ciidamada ammaanka ee 11-ka gobol ee Itoobiya, laguna daro booliska ama militariga qaranka.

Dibad-baxayaasha ayaa ku eedeeyey xukuumadda inay isku dayayso inay wiiqdo ammaanka Amxaarada. Xukuumadu way beenisay arrintaas, waxayna sheegtay in tallaabadaas loo baahnaa in la qaado si loo xaqiijiyo midnimada qaranka.

VOA/AFP

Previous Post

Weerar culus oo lagu qaaday saddex xarumood oo Al Shabaab ku lahaayeen Galhareeri

Next Post

(Sawirro) Mid ka Mid ah Wasaaradaha DF oo xarun cusub loo dhisayo & Xamse oo Dhagax-dhigay

benaadirnews

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.8k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

September 20, 2023
Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

September 24, 2023
Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

September 20, 2023
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Al-Shabaab qorsheynayey duulaan cusub oo lagu laayey gobolka Sh/dhexe

September 12, 2023

Hello world!

1

The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

0

Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

0

macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

0
Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

September 26, 2023
Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

September 26, 2023
Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ah oo ku dagaallamay Doolow iyo Barre Hiiraale oo…

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ah oo ku dagaallamay Doolow iyo Barre Hiiraale oo…

September 26, 2023
Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

Xukun dill ah oo lagu riday Maxamed Cabdixakiin Ganey oo Sabab layaab leh u dilay Saaxiibkiis

September 26, 2023

Recent News

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Apps
  • Business
  • Entertainment
  • Fashion
  • Food
  • Gadget
  • Gaming
  • Health
  • Lifestyle
  • Mobile
  • Movie
  • Music
  • News
  • Politics
  • Review
  • Science
  • Sports
  • Startup
  • Tech
  • Travel
  • Uncategorized
  • World

Recent News

Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

Booliiska oo xiray Wiilal iyo gabdho jirdil u geestay Wiil kaddibna Muuqaal ka duubay

September 26, 2023
Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

September 26, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2023 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.