• Latest
Maxaa laga yiri gabadhii Soomaaliya ku mataleysay tartankii Orodka ee ka dhacay Shiinaha ?

August 2, 2023
Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

September 25, 2023
Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka Xoogga iyo Al Shabaab oo socda iyo DF oo ka hadashay

Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al Shabaab

September 25, 2023
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Minneapolis (Sawirro)

Faransiiska oo si cad u diiday inuu la baxo safiirkiisii laga eryey dalka Niger

Madaxweyne Macron oo ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay madaxda Milatariga Niger

September 25, 2023
Weerar Khasaaro geestay oo xalay ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dowladda oo Shaacisay in horjoogayaal badan Al Shabaab looga dilay Galmudug iyo Hirshabelle

September 25, 2023
Qoorqoor oo booqday qoyska askarigii isku dhigay qaraxii uu ka badbaaday (Sawirro)

September 24, 2023
(Akhriso) Xildhibaano Somalia ku metelaya Baarlamanka NAM oo la Magacaabay

Villa Somalia oo War ka soo saartay kulankii Xassan Shiikh iyo Lloyd Austin (Sawirro)

Milateriga Israel oo duulaan qaaday, dad falastiiniyiin ah dilay (Sawirro)

Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Benaadir News
Advertisement
  • Home
    • Home – Layout 1
    • Home – Layout 2
    • Home – Layout 3
    • Home – Layout 4
    • Home – Layout 5
    • Home – Layout 6
  • News
    • All
    • Business
    • Politics
    • Science
    • World
    Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

    Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

    Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

    Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

    Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

    Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

    Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka Xoogga iyo Al Shabaab oo socda iyo DF oo ka hadashay

    Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al Shabaab

    Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Minneapolis (Sawirro)

    Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Minneapolis (Sawirro)

    Faransiiska oo si cad u diiday inuu la baxo safiirkiisii laga eryey dalka Niger

    Madaxweyne Macron oo ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay madaxda Milatariga Niger

    Trending Tags

    • Trump Inauguration
    • United Stated
    • White House
    • Market Stories
    • Election Results
  • Tech
    • All
    • Apps
    • Gadget
    • Mobile
    • Startup

    The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

    Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

    macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

    Hands on: Samsung Galaxy A5 2017 review

    The Last Guardian Playstation 4 Game review

    These Are the 5 Big Tech Stories to Watch in 2017

    Trending Tags

    • Nintendo Switch
    • CES 2017
    • Playstation 4 Pro
    • Mark Zuckerberg
  • Entertainment
    • All
    • Gaming
    • Movie
    • Music
    • Sports

    Heroes of the Storm Global Championship 2017 starts tomorrow, here’s what you need to know

    Harnessing the power of VR with Power Rangers and Snapdragon 835

    So you want to be a startup investor? Here are things you should know

  • Lifestyle
    • All
    • Fashion
    • Food
    • Health
    • Travel

    Shooting More than 40 Years of New York’s Halloween Parade

    Why Millennials Need to Save Twice as Much as Boomers Did

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    How couples can solve lighting disagreements for good

    Ducati launch: Lorenzo and Dovizioso’s Desmosedici

    Trending Tags

    • Golden Globes
    • Game of Thrones
    • MotoGP 2017
    • eSports
    • Fashion Week
  • Review

    Intel Core i7-7700K ‘Kaby Lake’ review

No Result
View All Result

">
Home News

Maxaa laga yiri gabadhii Soomaaliya ku mataleysay tartankii Orodka ee ka dhacay Shiinaha ?

benaadirnews by benaadirnews
August 2, 2023
in News, Politics
0
Maxaa laga yiri gabadhii Soomaaliya ku mataleysay tartankii Orodka ee ka dhacay Shiinaha ?
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
">

Maalintii shalay ahayd waxaa guud ahaan baraha bulshada Soomaalida ku baahay hadal hayn ka dhalatay orodyahannaddii Soomaaliya ku metelaysay orodka gaaban.

Gelinkii danbe ee maalinnimadii shalay ayay baraha bulshada Soomaalidu ku wada xidhiidho ku baahday kaddib markii uu soo dhammaaday tartankii ay qaybta ka ahayd.

Nasra Abuukar Cali ayaa dadku siyaabo farabadan uga falceliyeen iyadoo lagu eedeeyey xukuumadda Dawladda Federaalka Soomaaliya in ay horseedeen guuldarrada Somaaliya.

Nasra ayaa aad uga dambeysay gabdhihii kale ee la tartamayay, taasoo dadka qaar ay ku tilmaameen “in Soomaaliya ay daba ordeysay dunida”.

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo ka falcelinayey walaaca bulshada ka dhashay ayaa sheegay in uu baraha bulshada uun ku arkay inantaas.

Waxaana uu sheegay in lala xisaabtami doono ciddii hawshaas ku shaqada lahayd.

“Gabadha sida aad baraha bulshada ku aragteen ayaan annaguna kua ragnay” ayuu yidhi Maxamed Barre Maxamuud.

“Waxa ay ka qaybgalaysay tartanka jaamacada ee dalka Shiinaha sida ay noo sheegeen qolyaha gabadha halkaas u diray. Gabadhu waxay ka socotay jaamacadaha dalka. Nidaamka ay ku timid ee ay halkaa ku tagtay iyo hannaanka lagu soo xulay iyo ciddii soo xushayba waa hawl aan baadhitaan ka samayn doono oo guddi u saari doonno,” ayuu sii raaciyey hadalkiisa wasiirku.

Bishii July billowgeedii ayay ahayd markii warbaahinta ay ka soo muuqatay Nasra Abuukar oo sheegaysa in dalka China ay kaga qaybgeli doonto tartanka orodka.

Midowga Jaamacaduhu maxay ka yidhaahdeen?

Nasra ayaan lahayn wax taariikh orodyahannimo ah oo ka horreysa midda hadda, balse guddoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya, Khadiija Aadan Daahir oo aan wax ka waydiinnay waxay noo sheegtay in ay qaadatay layliyo adag oo ay isugu diyaarisay ka qayb galka orodkaas boqolka mitir. Ururka Jaamacadaha Aduunka ayaa hal arday ama ka badan ka xusha jaamacadaha waddamada waxaana la marsiiyaa qiimeyn, taas oo ka dhigan in aysan Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliya si toos ah u dirsan iyagu soona xulan ardayga lagasoo xulayo jaamacadaha sida ay Khadiijo noo xaqiijisay, “waxaa lagasoo xulay jaamacadda Jobkey laakiin magaca Jaamacadaha Soomaaliaya ayey ku ordeysaa.” Ayey tidhi Khadiija Daahir oo ka hadleysay sida lagu soo xulay Nasra.

Dhanka kale ururka ay ka midaysan yihiin jaamacadaha Soomaaliya oo iyaguna ka falceliyey arrintan ayaa dhankooda iska fogeeyay hawshaas, iyaga oo sheegay in aanu jirin orodyahan Soomaaliyeed oo ay u direen tartankaas.

Qoraal ay ku baahiyeen baraha bulshada ayay “Maamulka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed” ku shaaciyeen in ay bulshada u caddaynayaan ”in aysan jirin qof orodyahan ah oo Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed ay u direen in uu ku matalo tartan caalami ah”

Waxaana ay ka digeen ‘wararka been abuurka’ ee laga faafinayo sida ay sheegeen.

Taariikhda Nasra oo kooban

Nasra ayaa ahayd arday jaamacadeed oo dhigan jitey jaamacadadda Jobkey. Waxaana ay jirtey da’aadda 20, xilli sannadkii 2003-dii ku dhalatay magaalada Muqdisho, halkaasna ku soo qaadatay waxbarashada hoose dhexe.

Labadii sano ee ay u danbaysayna y isu diyaarinaysay tartankan, sida ay noo sheegtay Guddoomiyaha xidhiidhka Soomaaliya.

Inkasta oo aan la xaqiijin haddana qaar a mid ah warbaahinta caalamka ayaa sheegaya in Nasra ay dhigtay rikoorka ah orodya ee abid tartankaas tartame ku dhammaysto.

Nasra keli ah kama ay qayb gelin tartankan ee waxaa isna jira Cali Iidow Xasan oo qaybta ragga ku metelayey Soomaaliya, xilli isagu uu ku dhammaystay kaalinta afraad isla mar ahaantaana u sii gudbay wareegga labaad ee tartankaas.

Nasra ayaa gashay kaalinta ugu danbaysa ee tartankaas, oo ahaa orodka gaaban.

Ma aha markii u horreysay ee Soomaaliya tartan caalami ah oo orordka ah ay kaalinta u danbaysa ka gasho.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Previous Post

Taliyaha NISA oo gaaray magaalada Dhuusomareeb iyo xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa

Next Post

Qoys Barakac ahaa oo guri ay kireysteen ka helay Hanti Boqortooyo !

benaadirnews

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 23.8k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

September 20, 2023
Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

Duqa Muqdisho oo Abaabul Dagaal ka wada deegaanka Nuur-Dugle (Sawirro)

September 20, 2023
Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

Guddoonka labada aqal oo Qoraal Wadajir ah ku Magacaabay guddi loo xil saaray..

September 24, 2023
Guddoomiyihii magaalada Baraawe iyo kuxigeenkiisa oo xilka laga qaaday (Wareegto)

August 20, 2023

Hello world!

1

The Legend of Zelda: Breath of the Wild gameplay on the Nintendo Switch

0

Shadow Tactics: Blades of the Shogun Review

0

macOS Sierra review: Mac users get a modest update this year

0
Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

September 25, 2023
Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023
Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

Axmed Madoobe oo isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada xubno cusubna magacaabay

September 25, 2023
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka Xoogga iyo Al Shabaab oo socda iyo DF oo ka hadashay

Ciidamo huwan ah oo Weerar ku qaaday dhul howd ah ay ku sugnaayeen Al Shabaab

September 25, 2023

Recent News

We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.

Follow Us

Browse by Category

  • Apps
  • Business
  • Entertainment
  • Fashion
  • Food
  • Gadget
  • Gaming
  • Health
  • Lifestyle
  • Mobile
  • Movie
  • Music
  • News
  • Politics
  • Review
  • Science
  • Sports
  • Startup
  • Tech
  • Travel
  • Uncategorized
  • World

Recent News

Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

Buuq ka dhashay soo jeedin ku aadan Muddo kororsi loo sameeyo Madaxweyne Ruto

September 25, 2023
Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaallamaya gobolka Mudug oo lasoo banhigay

September 25, 2023
  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2023 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.